
Muqdisho,06,Jan,2009,Talaado,(Hillaac.net) Midkan Jeelka Tigree, Kasoo muuqanaayo, Oo u ekaaday Miskiin, Murtad-Dheere miyaa?, Maato layskii miyaa, Dhuunigii Marrastiyo, Maalkii Agoomeed, Murugsanaayey miyaa?, Markii uu qixiyee, Ku miraayey Madfaca, Kii Mushriggu dhaamee, Mucaawino beentay, Ku maaweelinayeen, Kii ka maanacayee, Ka mamnuucay miyaa? Nabsi biiray miyaa, Waxa Maanta hayaa? Ee waa ku Indho xumadaas!-